" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: September 2013

Tuesday, September 17, 2013

Sunday, September 8, 2013

Waxay ahaayeen Kala laba! W/Q, Saddaam Carab

Habeennimadaas buug aan akhriyayey ayaan xilli dambe dhammeeyay. Waxa uu ahaa buug xiise badan, xaashi kasta oo aan rogo waxa ka xiiso badnayd midda xigtay! Xarfaha quruxda badan iyo xarakaadka yaabka lahaa ee ku dhignaa ayaa qoraaga buugga iyo aniga iskaayo baray.