" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: February 2014

Monday, February 24, 2014

Ma doonaysaa buugaag bilaash ah?

Ma doonaysaa buugaag bilaash ah oo maaddooyin iyo mawduucyo kala duwan ah? Waxaad kala degi kartaa halkn;

KALA DEG HALKAN

Sunday, February 2, 2014

DUNIDA AAMUSAN: Xarfaha Quraanka ku baro luuqadda aamusan

DUNIDA AAMUSAN: Waa barnaamij bahda Somali Investigative Reports (SIR) ay ugu talo-galeen guud ahaan bulshada, gaar ahaan dadka aamusan ama aan waxba maqlin, si ay u bartaan diinta, nolosha iyo xuruufta Quraanka oo gaar ahaan u sahlaysa barashada QURAANKA KARIIMKA AH. BOOQO WWW.SIRSOMALI.COM OO KALA SOCO XOGO, WARAR IYO BARNAAMIJYO.