" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: January 2015

Monday, January 26, 2015

DAAWO: Bandhigga Buugga KADABGOOYE

KADABGOOYE waa buug-yare ka hadlaya dhibaatada bulsheed, dhaqaale iyo caafimaad ee geedka Qaadku ku hayo bulshada. Waxa kale oo uu ka hadlayaa hab-dhaqanka iyo hab-nololeedka dadka qayila dhacdooyinka ku taxan ee ka dhasha waxa 'Mirqaanka' loo yaqaanno.