" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: February 2015

Friday, February 6, 2015

Warbixin: Tirsiga taariikhda iyo sannadka ee Soomaalida

Waa warbixin ku saabsan habka ay soomaalida taariikhda iyo sannadka u tirsato oo ahayd hab u gaar ah. Waxaan warbixintan diyaariyay July 2011, waxaanan waraystay Xuseen Sh. Axmed (Kaddare) oo 01/02/2015 ku geeriyooday Muqdisho.