" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: June 2016

Monday, June 27, 2016

Gefka taariikheed iyo guriga Madaxtooyada: Xafladii 26 Juun 2016- W.Q: Fu'aad Sheekh


Goorsheegta qaarada Ameerika ee gobolada dhexe ayaa ku beegan 4:16 galabnimo, waxaa dalka Soomaaliland magaalo madaxdiisa Hargeysa siiba guriga madaxtooyada ku soo gabagaboobey barnaamij ka socday. Waxa barnaamijkaa lagu xusayey 56 guurada ka soo wareegtay maalintii hanashada calanka dalka Soomaaliland ee loo boqno-gooyey midawgii shantii Soomaaliyeed.