Pages
▼
Tuesday, September 17, 2013
Sunday, September 8, 2013
Waxay ahaayeen Kala laba! W/Q, Saddaam Carab
Habeennimadaas
buug aan akhriyayey ayaan xilli dambe dhammeeyay. Waxa uu ahaa buug xiise
badan, xaashi kasta oo aan rogo waxa ka xiiso badnayd midda xigtay! Xarfaha
quruxda badan iyo xarakaadka yaabka lahaa ee ku dhignaa ayaa qoraaga buugga iyo
aniga iskaayo baray.
