Pages
(Move to ...)
Home
Kaydka
Suugaan
NEBI AMAAN
XIDHIIDH
KA FAA'IIDAYSO::
DURUUSTA RAMADAANTA
▼
Saturday, June 22, 2019
Taariikh-nololeedka Abwaan Saxardiid-Jebiye
›
Aniga iyo Abwaan Jebiye Waraysigan waxaan Abwaan Saxardiid Aw-Maxamuud Cilmi (Jebiye), Allahaa u naxariistee, oo 15 June 2019, Sabti,...
La’aantay lama guurin!
›
Qalinka: Barkhad M. Kaariye Qof waliba wuxuu ku mashquulsan yahay furista, dejinta iyo sal-u-dhigidda geeddiga. Waayeelku wuxuu inta...
Sunday, October 16, 2016
Xuska sannad-guurada 20-aad ee Faarax Oomaar - W.Q: Mustafe M. Kheyre
›
Maanta oo kale, 20 sanno ka hor, waxa dib loo furay dugsigii sare ee ugu horeeyey Somaliland wixii ka dambeeyey dagaalladii SNM dalka k...
Monday, June 27, 2016
Gefka taariikheed iyo guriga Madaxtooyada: Xafladii 26 Juun 2016- W.Q: Fu'aad Sheekh
›
Goorsheegta qaarada Ameerika ee gobolada dhexe ayaa ku beegan 4:16 galabnimo, waxaa dalka Soomaaliland magaalo madaxdiisa Hargeysa sii...
Thursday, May 5, 2016
Ma Gees oo kale! - W.Q: Barkhad M. Kaariye
›
Ma dhawayn wakhtigaan bartay oo waxa I baray qalinkiisa. Ma dhawayn wakhtiga aan warbaahinta ka maqli jiray magaciisa. Dhawr iyo toban s...
Monday, April 18, 2016
Ma dad baa, doqoneey dabkaa ba'! Qalinka: Barkhad M. Kaariye
›
Iyadoo kaba la' oo ordaysa ayay haddana sinta ku sidday inantii ay dhashay ee ay mataannaha ahaayeen Hacoo. Qiyaastii wakhtigaa Hacoo ...
Friday, February 6, 2015
Warbixin: Tirsiga taariikhda iyo sannadka ee Soomaalida
›
Waa warbixin ku saabsan habka ay soomaalida taariikhda iyo sannadka u tirsato oo ahayd hab u gaar ah. Waxaan warbixintan diyaariyay July ...
›
Home
View web version