Cabdullaahi Xaaji: Gabayga
Raage Ugaas ayaa billaabay sow ma aha?(1)Cabdullaahi-Dhoodaan ayaan ka qoray bishii Juun, 2009kii,
Diridhaba. Waraysigu eray eray sidan uma ahayn ee ujeedada ayaa sidan
ahayd.
Dhoodaan: Maya, Raage Ugaas gabayga ma billaabin ee waa uu bacrimiyey.
Cabdullaahi Xaaji: Laakiin Raage Ugaas cid ka horraysay oo gabayday lama hayo?
Dhoodaan: Adiga unbaa sidaa isaga maleeyey ee gabaygu inta ay Soomaaliyi jirtay oo dhan waa uu jiray, qofkaas ayaa billaabay cid ku odhan kartaana lama arko.
Cabdullaahi Xaaji: Ninka Soomaaliga ahi markii uu gabyayo muxuu isu amaanaa?
Dhoodaan: Waa khalad hirgalay, war ka daayana cidi ma odhan.