" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: March 2014

Thursday, March 27, 2014

Wargeyska madaxtooyada miyaa loo waayay tifaftire?


Tabarta dhaqaale ee la geliyay waxay ka muuqataa oogada sare. Waxaana taas marag u ah tayada waraaqaha lagu daabacay, balse tayadaasi ma helin tayadii xogeed iyo farsamo ee quruxdaa san sii qurxin lahayd.