" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: Taariikh-nololeedka Abwaan Saxardiid-Jebiye

Saturday, June 22, 2019

Taariikh-nololeedka Abwaan Saxardiid-Jebiye

Aniga iyo Abwaan Jebiye

Waraysigan waxaan Abwaan Saxardiid Aw-Maxamuud Cilmi (Jebiye), Allahaa u naxariistee, oo 15 June 2019, Sabti, ku geeriyooday Hargeysa, aan ka qaaday sannadkii 2012. Walow aanu ahayn waraysi dhammaystiran oo si wacan u iftiiminaya sooyaalkiisii taariikheed oo ka mug weynaa mid lagu soo bandhigi karo waraysiyo kooban, haddana wuxuu iftiimiin u yahay qayb ka mid ah noloshiisii.

Xuquuqda Waraysigan in la tixgeliyo ayaa wanaagsan.

No comments: