" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: FalanqayntaToolmoon: Toddobaadle gorfeeya arrimaha bulshada (MUUQAAL)

Wednesday, April 10, 2013

FalanqayntaToolmoon: Toddobaadle gorfeeya arrimaha bulshada (MUUQAAL)

FalanqayntaToolmoon waa barnaamij ka turjumaya arrimaha bulshada ee Soomaalida dhexdeeda. Waxa uu ku qotomaa baahiyaha bulsho ee la xidhiidha ogaanshaha marxaladaha jira iyo sidii xal loogu helaa haddiiba qaarkood ay dhibaato yihiin. Waxa uu ka hadlaa mawduucyada taabanaya nolosha dadweynaha aad akhristoow/daawadoow ka mid tahay, sida; diinta iyo nolosha, cilmi-nafsiga iyo nolosha, xallinta khilaafaadka, horumarinta nolosha iyo ganacsiga IWM. Toddobaadkan waxaanu kaga hadlaynaa SIDEE DAKHLI/DHAQAALE LOO SOO SAARAA? DAAWO MUUQAAL.








Haddii aad aragti/dareen-celin aad hayso, noogu soo hagaaji ciwaankan; falanqayntatoolmoon@gmail.com. TALADAADU MAR WALBA WAA TAYAYNTA WAXSOOSAARKAYAGA.

No comments: