" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: DUNIDA AAMUSAN: Daawo barnaamij loogu talo-galay dadka aan wax maqlin!

Friday, October 4, 2013

DUNIDA AAMUSAN: Daawo barnaamij loogu talo-galay dadka aan wax maqlin!

DUNIDA AAMUSAN: Waa barnaamij loogu talo-galay dadka aan hadal ama aan wax maqlin. Waa luuqadda loo yaqaano 'Luuqadda aamusan", balse way fahmi karaan cid kasta oo wax akhridaa, sababtoo ah, qoraal baa la socda. Wuxuu gudbinayaa aqoon - Diin iyo maaddi ba ah. KA DHUGO HALKAN, una gudbi cid kasta oo aad ogtahay in uu anfici karo.

Barnaamijkan oo taxane ah waxa laga heli karaa; www.sirsomali.com


HALKAN HOOSE KA DAAWO...

No comments: