Inta
ugu badan bulshada aqoonta leh ee Soomaaliyeed ayaa umuuqda inay isticmaalkii
adeegsiga agabka farsamooyinka casriga ugu dhawaaqaan magacyadoodiiluuqada
Ingiriisiga oo ay ku darsadeen kelmada ama erayga GAREE, taasoo marka lagu daro u ekaysiinaysa Af-soomaali, balse aan ka
dhigayn.
Waxaan
qalinka u qaatay inaan u soo bandhigo inta iladareemaysa iyo inta aan wali dhug
u lahayn lumista boqolaal eray oo afkeenaHooyo ah, markii ay maskaxdayda ku soo
urureen in yar oo ka mid erayadaa tiradabadan ee sida taxadar la’aanta ah
afkeena uga siibanaya isticmaalkooda,kuwaasoo ay meesha ka saaray erayga
GAREE,kelmadan oo aan hore ugu jirin, markay keligeed taagan tahayna aan macno
lafahmi karayo lahayn.
Waxaan
tusaale u soo qaatay qayb ka mid ah erayadaas oo intabadan bulshada aqoonta la
bidayaa ay u adeegsadaan shaqooyinkooda iyo adeegsigaagabka casriga ah.
1- Save-garee
2- Copy-garee
3- Print-garee
4- Install-garee
5- Forward-garee
6- Drug-garee
7- Drive-garee
8- Drop-garee
9- Process-garee
10- Tick-garee
11- Tag-garee
12- Chair-garee
13- Estimate-garee
14- Like-garee
15- Post-garee
16- Comment-garee
17- Attach-garee
18- Send-garee
19- Delete-garee
20- Select-garee
21- Attack-garee
22- Booking-garee
23- Ring-garee
24- Call-garee
25- Missed-garee
26- Facilitate-garee
27- Provide-garee
28- Mention-garee
29- Torture-garayn
30- Analyse-garee
31- Record-garee
32- Remove-garee
33- Login-garee
34- Lock-garee
35- Push-garee
36- Cut-garee
37- Alert-garee
38- Update-garee
39- Upload-garee
40- Bright-garee
41- Crop-garee
42- Zoom-garee
43- On-garee
44- Off-garee
45- Edit-garee
46- Refresh-garee
47- Play-garee
48- Link-garee
49- Share-garee
50- Connect-garee
51- Scan-garee
52- Capture-garee
53- Develop-garee
54- Manage-garee
55- Organize-garee
56- Plan-garee
57- Coordinate-garee
58- Lead-garee
59- Monitor-garee
60- Use-garee
61- Format-garee
62- Stop-garee
63- Click-garee
64- Download-garee
65- Test-garee
66- Try-garee
By:
Siciid Maxamed Askar
Email:
said8090@gmail.com
No comments:
Post a Comment