" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: Jaamac Muuse Jaamac: "Waxaanu gaadhnay yoolkayagii ahaa in ay maktabado dhismaan"

Friday, July 6, 2012

Jaamac Muuse Jaamac: "Waxaanu gaadhnay yoolkayagii ahaa in ay maktabado dhismaan"

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi uu weriye Siciid Maxamed Askar oo ka tirsan shabakadda wararka ee qurbejoog.com la yeeshay agaasimaha seeska dhaqanka iyo suugaanta ee Redsea-Online.com, ahna gadh-wadeenka maktabadda wareegta iyo bandhigga buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa Jaamac Muuse Jaamac.  HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGA


No comments: