" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA SOMALILAND

Thursday, June 14, 2012

WARQAD FURAN OO KU SOCOTA MADAXWEYNAHA SOMALILAND

Ururka Ilaalinta Suxufiyiinta Caalamiga ah ee CPJ ayaa warqad furan u diray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Sidoo kale, agaasimaha bariga Afrika ee CPJ Tom Rhodes oo socdaal ku yimi Somaliland bishii April ee sanadkan, ayaa warbixin ka qoray xaaladda warbaahinta iyo xorriyatul-qawlka Somaliland.



Warqaddaas oo dhamaystiran ka akhri halkan;
Warqad furan oo ku socota Madaxweynaha Somaliland

Halkan ka akhri warbixinta:
WARBIXINTA CPJ EE XAALADDA WARBAAHINTA SOMALILAND


No comments: