" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: OGEYSIIS: MASRIXIYAD CUSUB!

Monday, August 12, 2013

OGEYSIIS: MASRIXIYAD CUSUB!

MARTIQAAD:
Waxa farxad noo ah in aannu idinku marti-qaadno bandhigga masrixiyad magaceedu yahay;
HIIL BAAN U BAAHNAHAY
Waa riwaayad gudbinaysa ujeeddo qotodheer, waxaana curisay YAASMIIN MAXAMED KAAHIN.
Goobta: Maansoor Hotel, Hargeysa.
Goorta:  15ka Ogos, 2013. 7:00pm (Habeenka Khamiista, jimcuhu soo gelayo).


Martida way u furan tahay, waana lacag la’aan.

No comments: