" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: Sheeko iyo Shaahid 2013: Sheekooyinka ku guuleystey sannadkan

Wednesday, August 21, 2013

Sheeko iyo Shaahid 2013: Sheekooyinka ku guuleystey sannadkan

Saddaam Xuseen Carab, wuxuu ku guulaystay kaalinta labaad.
Guddiga Qiimaynta Sheekooyinka ee Baratanka Sheeko iyo Shaahid 2013, waxa ay soo saareen taxa sheekooyinka ku guuleystey baratanka sannadkan kaalmaha kowaad, labaad iyo saddexaad.







Kaalinta kowaad:
Xamse Cabdi Ibraahim (Qoor cadde)

Baadigoobkii jannada bayhoofkii ka dambeeyay


Kaalint labaad:
Saddaam Xuseen Carab

Maalmihii madoobaa


Kaalint saddexaad:
Cabdiqani Xasan Ismaaciil

Waayihii Weris Mooge iyo qoyskeeda

Cabdiqani Xasan Ismaaciil wuxuu ku guulaystay kaalinta saddexaad.

No comments: