" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: OGEYSIIS:

Friday, August 23, 2013

OGEYSIIS:

Masraxiyad dhaqameed magaceedu yahay HIIL BAAN U BAAHNAHAY ayaa caawa lagu dhigayaa Hotel 4Seasons ee Hargeysa. Waa fiidka 6:30pm.

No comments: