" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: Warbixin VOA ka diyaariyeen masrixiyad dhaqameed la yidhaahdo HIIL BAAN U BAAHNAHAY!

Sunday, August 25, 2013

Warbixin VOA ka diyaariyeen masrixiyad dhaqameed la yidhaahdo HIIL BAAN U BAAHNAHAY!



Masrixiyad dhaqameedkan oo ay curisay Yaasmiin Maxamed Kaahin, waxa lagu qabtay Hotel 4Seasons ee magaalada Hargeysa. Waxaana ka qaybgalay aqoonyahanno, qoraa, culima'udiin iyo marti tiro badan. Iyada oo dhamaystiran, dhawaan kala soco www.kaariye.blogspot.com

No comments: