" B.M.KAARIYE - Hoyga Qoraallada iyo Falanqaynta Toolmoon: Sidee sumcad loo helaa?

Saturday, February 11, 2012

Sidee sumcad loo helaa?

Maansada SUUR waxay hogo-tusaalaynaysaa guud ahaan nolosha. Waa midho iyo miid ka soo maaxday maskaxda Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame). Aan gaar u xuso in maansadu iftiiminayso sida loo helo sumcad, sida jidka nolosha aan looga siiban iyo adeegsiga fayow ee Maskaxda. Saboolnimo waxay hormood u tahay cadowga bani'aadamku hadduu helayo cagihiisa kaga ordi lahaa, qaarkoodba kaga ordeen!
Balse, ogow saboolnimadu maaha sumuni-la'aan, waxayse maansadu saafaysaa saboolnimo waxay tahay. Ka geyoon maayo in aan sii wado dulucda maansadan ee bal waa tan ee ila maqal maansada SUUR oo aan wax ka waydiiyay Abwaan Weedhsame..(Hoosta ka dhegayso).

No comments: